Weerar Ka Dhacay Duleedka Boosaaso oo Dhimasho Sababay

Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa weerar ay xalay maleshiyada ururka Al-Shabab ku qaadeen bar kontorool oo ku taalla duleedka magaalada Boosaaso.

Warkii ugu dambeeyey ee aanu ka helnay ilaha amniga waxay sheegayaan inay dhinteen ugu yaraan 7 qof, in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen. Ibraahim Xasan Daandurey ayaa weerarkan ka waraystay weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso weerar Boosaso ka Dhacay