Gen. Badmeceeye oo Muqdisho lagu Aasay

Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee Muqdisho

Alle ha u naxariistee General Cusmaan Sheekh Cali (Badmeceeye) ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho. Aaska marxuumka ayaa waxa ka qeyb galay Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo madax kale.

General Badmeceeye oo Maraykanka ku geeriyooday ayaa maanta laga dejiyey gegida caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa inoo haya wariyeheena Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Aaska Gen. Badmeceeye