Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Jamal Ahmed Osman

Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka oo qodobbo xiiso badan aad ku dhageysan doontaan. Waxan ku falan qeyn doonnaa Booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee Sacuudiga iyo Suudaan. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka