Bayle: Waxaa naga Go'an Daabacaadda Lacag Cusub

Cabdiraxmaan Beyle, wasiirka maaliyadda Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay inay ka go’an tahay inay soo daabacdo lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo waraaq ka hor inta uusan dhammaanin sannadkan.

Wasiirka Malaiyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in lacagaha lasoo daabacyo ay noqon doonaan kuwo aan la been abuuri karin.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay haddii ay jiraan caqabado xilligan hortaagan soo daabicidda lacagtaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wasiirka maaliyadda Soomaaliya