Hakad ku Yimid Ganacsigii Suuq Bacaad

Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa hakad ku jira guud ahaan ganacsigii suuqa kadib dil shalay ka dhacay.

Suuqa ayaa waxaa shalay lagu dilay mid ka mid ah ciidamada Dowladda Hoose ee minishiibiyada loo yaqaan oo halkaa howl canshuur uruurin ah ka waday.

Wariyeheenna Ibrahim Xassan Dandureey ayaa xaaladda ka taagan Suuqa ka wareystay Axmed Xassan Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Arrinta Suuq Bacaad ka taagan