Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Go'aan soo Saartay

Xaaf

Maxkamadda Maamul Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay sharci tahay xil ka qaadistii saddexda mas’uul ee ugu sarraysa maamulkaasi ee kala ah Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf, Ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carrabey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Maxkamdda ayaa magacawday in guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maxamed Axmed Maalin uu noqdo Ku simaha madaxweynaha.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maxkamadda Sare e Galmudug oo Go'aan soo saartay