Faaqidaadda: Federaal Maku Habboon yahay Soomaaliya?

somalia map

Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha federaalka iyo maamul goboleedyada Soomaaliya. Waxaan si gaar ah ugu faaqideynaa su’aasha ah, federaalka ma ku habboon yahay Soomaaliya waqtigan? Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka