Hub Lagu Qabtay Puntland

iidamada Badda Puntland ayaa saaka waabarigii meel magaalada Boosaaso u jirta 9 Km oo lagu magacaabo Mareero ka soo qabtay saxiimad yar oo uu ku raran yahay hub kala duwan.

Fadumo Yasin Jamac ayaa warkan Boosaaso inooga soo dirtaty.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Hubka Puntland