Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Baladweyne Gaaray

Waare

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo doortay maalintii Sabtidii.

Madaxweynaha cusub ayaa waraysu u siyey idaacdada VOA waxa uu sheegay in maamulkiisu uu siyaasadda arrimaha dibedda uga dambayn doono dawladda federaalka.

Weriyahayaga Xusene Xasan Dhaqane ayaa la kulmay kadib makrii uu tagay Beledeyne waxaana uu ugu horrayn weydiiyey ujeeddada safarkiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga madaxweynaha Hirshablle