Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga

Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraadda ku saareen dowladda Qatar.

Go’aankaasi waxaa ka soo horjeestay siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta baydhabo ku shiray, wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixitan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan siyaasiyiin dhaliilay go'aanka maamulka K/Galbeed