5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay

Dab maanta ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno gaar ahaan aagga dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.

Carruurtan oo kan ugu weyni uu 8sano jir ahaa midka ugu yarna uu naaska nuugayay ayey hooyadood oo u shaqo tagtay waxa ay dusha kaga xirtay guriga, si ay u nabad-galaan.

Dabkan ayaa la sheegay inuu ka kakacay maanso ka dhalatay koronto.

Hooyada carruurta dhashay ayaa geerida ciyaalkeeda 5-ta ah lagu wargeliyay iyadoo ku maqan shaqo yar oo dhar-dhaqid ah si ay quutul-yoomka ubadkeeda ugasoo saarato

Carruurtan oo kan ugu weyni uu 6sano jir ahaa midka ugu yarna uu naaska nuugayay ayey hooyadood oo u shaqo tagtay waxa ay dusha kaga xirtay guriga, si ay u nabad-galaan.

Dabkan ayaa la sheegay inuu ka kakacay maanso ka dhalatay koronto.

Hooyada carruurta dhashay ayaa geerida ciyaalkeeda 5-ta ah lagu wargeliyay iyadoo ku maqan shaqo yar oo dhar-dhaqid ah si ay quutul-yoomka ubadkeeda ugasoo saarato

Your browser doesn’t support HTML5

5 CARRUUR OO WALAALO AH OO DAB KU DHINTAY