Muuse Biixi oo Ka Jawaabay Eedeymaya Mucaaradka

Muuse Biixi

Iyada oo 60 maalmood ay innaga xigto maalinta doorashada Madaxtinimada Somaliland, ayaa maanta Xisbiga talada haya ee Kulmiye waxa uu soo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa ee uu doorashada ku gelayo.

Xisbiyada mucaaradka ayaa xukuumadda u soo jeedinaya dhaliilo kala duwan, hase ahaatee guddoomiyaha xisbigaas, ahna musharax madaxweyne, Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedaymahaas qaarkood ka jawaabay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa Muuse Biixi Cabdi waraystay, waxaanu ugu horrayn waydiiyay dulucda barnaamijkooda siyaasadeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Siyasadda Kulmiye