Qof ku Dhintay Qarax ka Dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qarax keenay dhimashada hal qof iyo dhaawaca sagaal qof.

Mogadishu Explosion

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Muqdisho.

Mogadishu Explosion

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Qaraxa Muqdisho