Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Jamal Ahmed Osman

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin shil gaari oo ka dhacay Boorame, dad lagu gowracay Lamu, Kenya iyo sarkaal ururka ONLF ka tirsan oo Somalia ay Ethiopia u dhiibtay.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal A. Osman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka