Qodobbo ka soo Baxay Kulankii Galmudug iyo Puntland

Puntland

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in beelaha ku shirayey magaalada ay ku heshiisyeen qodobo dheeraad ah oo ku saabsan xoojinta nabadda iyo isku soo dhowaanshaha.

Waxaana loo ballamay shirweyne dib u heshiisiineed oo dhexmara beelaha ku dagaalamay ee kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

Hadaba qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin ku saabsan qodobada ay labada dhinac ku heshiiyeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso qodobada heshiiska gaalkacayo