Roobab Dad ku Dillay Gobolka Awdal

Boorama

Roobab Lixaadleh oo ka da'ay degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awadal ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 ruux halka ay 4 qofna ku dhaawacmeen.

Roobabakan ayaa watay daadad iyo danab xooggan sida uu magaalada Boorame kaga soo waramay wariyeheenna Haashim Sheekh Cumar Gooth.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Roobab Dad ku Dillay Gobolka Awdal