Warbixin: Tirada Ciidanka Amisom oo La Dhimayo

Danjire Abukar Baalle

Arbacaddii la soo dhaafay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale muddo kordhin u sameeyay sharciyadda howlgalka ciidmada Midowga Africa ee Somalia, iyo in la dhimo tirada ciidamada dhamaadka sanadkan.

Qorshaha dhimista ciidamada Amisom ayaa u gogol xaaraya sidii ciidamada Somaalia loo xoojin lahaa, marka ugu dambeysana loogu wareejin lahaa amaanka dalkooda.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso Warbixinta AMISOM