ONLF: Cabdikarim Waxaa loo Gacan Geliyey Ethiopia

ONLF Foreign Secretary

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo gacaan geliyey dawladda Soomaaliya.

ONLF waxay ku eedeeysay Dowladada Soomaaliya inay sarkaalkaasi u dhiibtay Itoobiya, taasi oo ONLF ku sheegtay arrin jabineyso xeerarka caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliya.

Haaruun Macruuf ayaa haddaba kiiska sarkaalkan Cabdikariim Sheekh Muuse ka waraystay Caddaani Hirmooge oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ururka ONLF.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga sarkaal ka tirsan ONLF