Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta gobolka uu isku soo dhiibay xubin ka tirsanaan jiray ururka Al-Shabab.
Ninkan ayaa la sheegay inuu Al-Shabab mas’uul uga ahaa tuulada Ceel Guduud ee gobolkaasi.
Jaamac Buulle Jaamac ayaa isa soo dhiibista ninkaasi ka waraystay guddoomiye xigeenka gobolka Cusmana Nuur Xaaji Macallimu.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Cusmaan Nuur Xaaji