Nasra Hassan oo Soomaalida Mareykanka Kusoo Kordhisay Halabuur Ganacsi

Nasra Hassan

Waxaa dalkan Mareykanka kusoo badanaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee la imanaya halabuurrada gancsi ee ay iyagu gaarka u leeyihiin.

Nasra Hassan waa gabar dhalinyara ah oo ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio, waxay leedahay xarun soo saarto kareemooyinka jirka, sidoo kale waxay sameysaa cuntooyin kala duwan.

Shalay galab ayey nagu soo booqatay xarunta VOA-da ee magaalada Washington. Waxay u warrantay Sahra Abdi Ahmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga Nasra Ahmed