WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Qurbe ee todobaadkaan waxaa marti noogu ah Muna Jama oo ah gabar Somali-British ah oo ka qeybgashay tartanka Quruxda Gabdhaha Aduunka ee loo yaqaano Miss Universe.
Wariyahayaga Sahra Abdi Ahmed ayaa soo saartay barnaamijka iyada ayaana soo jeedin doonta.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso wareysiga Muna Jamac