Dagaal Dhexmaray Galmudug iyo Ahlu-Sunna

Wararka ka imaanaya gobolka galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta uu dagaal ku dhex maray meel ku dhow magaalada Dhuusa-Mareeb ciidamo kala taabacsan maamulka Galmudug iyo Ururka Ahlu-Sunna Wal-jameeca.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagalka ayaa Ibrahim Xassan Dandurey waxa uu ka wareystay, wariyeheenna Cabdi Waaxid Macalin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal ka dhacay Galgaduud