Madaxweyne Siilaanyo oo Qalliin lagu Sameeyey

Siilaanyo (Xuska 18-ka May)

Siilaanyo (Xuska 18-ka May)

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo safar ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in uu qalliin fudud galay.

Afhayeenka madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr) ayaa warbaahinta arrintaasi u sheegay. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye