Warbixin: Mooshinada Baarlamaanada Maamul Goboleedyada

Xildhibaanada Soomaaliya

Moshinada ka dhanka ah madaxda iyo la kala safashada khilaafyada siyaasadeed ee soo ifbaxa waxay ahaayeen shaqooyinka ugu xasaasiyadda badan ee laga dhex dareemi jiray – baarlamanaddii qaran ee soo maray Soomaaliya.

Sanadihii u dambeeyay waxaad moodaa in mowjadahaha mooshinadu ay u wareegeen dhinaca maamul goboleedyada oo laba ka mid ah shanta maamul goboleed ee Somalia- madaxweyneyaashii ka talinayay xilka looga qaaday.

Hadaba Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixin uu ku eegayo baaralamanadan, Muqdisho nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Cabdulqaadir OK