Xariga Suxufiyiinta Somaliland oo Kordhay

Guuleed Axmed

Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ee fadhigeeduyahay magaalada Hargeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kow iyo toban suxufi la xiray tan iyo bishii April, halka kow iyo toban kalena la xidhay sanadkan bilawgiisii.

Tiradaas ayaa ka dhigaysa suxufiyiinta guud ahaan lagu xidhay Somaliland sanadkan 22 suxufi, sida ay xaruntu sheegtay.

Wariyeheenna Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa warbixintooda ka wareystay Gudoomiyaha Xaruntan Guuleed Axmed Jaamac (Dafac).

Your browser doesn’t support HTML5

Xariga suxufiyiinta Somaliland oo kordhay