Waraysiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay barnaamijka kaadh-qaybinta codbixiyayaasha Somaliland.

Weriyaha VOA Cabdikariin Olol ayaa waraysi la yeeshay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Laascaanood