Madaxii Garsoorayaasha Xiriirka K/Cagta Somalia oo la Dilay

ciyaaraha

Madaxii garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya Cusmaan Jaamac Diraac ayaa xalay dablay hubaysan ay toogasho ku dileen magaalada Muqdishu.

Dilkaasi ayaa argagax geliyey bahda ciyaaraha Soomaaliya oo iyagu siyaasadda aan faraha la gelin.

Marxuumka ayaa la sheegay in dablay bastoolado wadatay ay ka toogteen qaarka sare ee jidhkiisa, xilli uu kusoo jeeday gurigiisa.

Warbixintan waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Jamaal Axmed Cusmaan