Xiisadda Siyaasadeed ee HirShabelle oo kasii Dartay

HirShabelle

Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisada siyaasadeed ee ka dhex jirta Maamulka Hirshabelle iyadoo xildhibaanada iyo hogaanka ugu sareya ay ku kala qeybsameen xil ka qaadidii Madaxweyanahii Maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xuseen Xasan Dhaqane