FBI-da oo Lacag ku Bixineya Macluumaadka Waararkii Darul Faaruq

Darul Faruq

Hay’adda FBI-da ee dambi-baarista Maraykanka ayaa ku dhowaaqday abaalmarin lacageed oo dhan 30 kun oo dollar oo la siin doono cidda soo sheegta dadkii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee loo gaystay masaajidka Daarul Faaruuq ee magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota.

Weerarkaas ayaa dhacay laba toddobaad ka hor, ilaa hattan cid looma qaban. Ururrada islaamka ayaa iyaguna ballanqaaday 24kun oo doolar.


Haaruun Macruuf ayaa wararkii ugu dambeeyey ka waraystay Maxamed Maxamuud Maxamed Carab oo ah Mamaulaha Masaajidka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Maamulaha Masjidka Darul Faruq