Dhageyso: Mukhtaar Roobow oo Hada Muqdisho ka Dagey

Mukhtar Robow

Mukhtaar Robow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa ururka Al-Shabab ayaa ka dagey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade waxyar ka hor.

Wariyaha VOA, Cabdulkhaadir Maxamed Cabdulle oo ku sugan gigada diyaaradaha Muqdisho ayaa Ismaciil Xaussen Farjar uga waramey soo degistiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Mukhtaar Roobow