Warbixin ku Saabsan la Dagaalanka Burcad Badeedda

Shiinaha oo Burcad badeed ku wareejiyey Puntland

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay awood buuxda u leeyihiin inay budhcad badeedda kula daggalamaan isla markaana ka ilaaliyaan xeebaha si aysan weerar ugu gaysan maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga.

Ciidankan ayaa isku diyaarinaya inay ilaaliyaan xeebaha kadib marka uu dhammaado xilliga bad xiranka oo ay haatan ka harsan tahay saddex toddobaad keliyaa, xilligaasi oo laga cabsi qabo inay doomaha budhcad badeeddu dib u galaan biyaha.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta uu Harun ka diyaariyey arrimaha burcad badeedda