Faahfaahin Cusub: Dagaalka Al-Shabaab iyo Roobow

Mukhtar Robow

Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintay dagaallo qaraar oo shalay ka dhacay Gobolka Bay kuwaasi oo dhexmaray maleeshiyada Al-Shabab iyo kuwo kale oo daacad ah Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa ururkaasi.

Ku Simaha Madaxweynaha Koonfgur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa dagaalkan uga warramay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Faah-faahinta dagaalkaasi halkaan ka dhageyso