Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey

Arday 2

Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka.

Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey.

Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Saynab Abuukar