Warbixin: Saameynta Shaqaaqada Shilin Soomaaliga

Lacagta Shilin Soomaaliga

Maalmihii la soo dhaafay waxa uu qalalaase ka taagnaa lacagta shilinka Soomaaliga taasi oo keentay in la xiro qaybo ka mid ah ganacsigii ku yaalay gobolo ka mid ah Soomaaliya.

Arrintan ayaa ka dambeysa kadib markii ganacsatadu ay ku doodeen in lacago been abuur ah suuqyada la soo galiyay.

Arrintan ayaa marka laga yimaado saamaynta suuqyada iyo wax kala iibigisa ay ku yeelatay waxa ay sidoo kale iyagana saamaysay dadkii danyarta ahaa ee suuqyada ka xoogsan jiray iyo kuwii nolol ahaan iyaga ku sii tiirsanaa.

Waxbixintan waxaa arrintan ku eegaya wariyeheenna Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Cabdixakiim Maxamuud Shirwac