Faallada Afgembiyadii ka Dhacay Turkiga

Federal officers use crowd control munitions to disperse Black Lives Matter protesters outside the Mark O. Hatfield United States Courthouse in Portland, Oregon.

Turkiga waxaa laga xusay sannadguuradii ka soo wareegtay markii dalkaas uu ka dhacay afgembigii fashilmay. Haddaba maxay ku kala duwan yihiin Inqilaabkaas fashilmay sannad ka hor ee ka dhacay dalka Turkiga iyo afgembiyadii hore ee guulaystay ee Milaterigu xukunka kula wareegay.

Qodobkaas waxaa faallaynaya Kamaal Axmed Cali oo buug ka qoray afgembigii ugu dambeeyey ee ka dhacay Turkiga ee fashilmay. sidoo kale Kamaal wuxuu ka sheekaynayaa sababaha ku dhaliyey inuu buug ka qoro afgembigaas.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Faallada Afgembiyada Turkiga