Puntland: "Waxaan Dilnay 18 Shabaab ah"

Galgala

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay dileen 18 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabab, islamarkaana ay burburiyeen saldhigyo ay leeyihiin mintidiintaasi kadib hawlgal ka dhacay buuralayda Galgala.

Haaruun Macruuf ayaa hawlgalkaasi ka waraystay Wasiirka wasaaradda Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cabdi Xirsi Cali Qarjab