Barnaamijka Martida iyo Makrafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, oo aan ku wareesaneynaa ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.
Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo London ku sugan ayaa barnaamijka inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Martida iyo Makrafoonka