Somalia ayaa maanta u dabbaadeggayso 57-guurada ka soo wareegatay markii gobollada koonfureed ay xornimada qaateen sidoo kale-na ay is-raaceen labadii gobol ee Koonfur iyo Waqooyi.
Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay munaasabad calan saar ah oo Muqdisho lagu qabtay ka hadlay ayaa sheegay in Somalia ay uun mar isku soo noqon doonto.
Farmaajo ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay inay dib u bilowdo wadahadalladii u dhaxeeyay Somaliland iyo dowladda Somalia.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso 1da July