Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa weerarada dhinaca internet-ka ee dunida kusii kordhaya, kuwaasi oo saameyntooda aad loo dareemay markii doorashadii Mareykanka ee 2016 ay saameyn weyn ku yeesheen.
Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda Toddobaadka