Dowladda Soomaaliya oo ka Digtay Bariiska Caaga

Dawladda Soomaaliya ayaa ka digtay halista bariiska caagga ah oo ay dawladdu sheegtay inuu dalka Soomaaliya soo gaadhay.

Wasiirka beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen Saciid ayaa halista ka iman karta bariiskan ka hadlay kadib markii uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishe.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xasan Kaafi Qoyste