Munaasabdda 26-ka June oo laga Xusay Hargeysa

57-guurada kasoo wareegtay maalintii u horraysay ee calan xor ah oo Soomaali ay leedahay laga taagay magaalada Hargeysa, ka dib markii maxmiyaddii Britain laga saaray dalka, ayaa munaasibad lagu xusayay waxa xalay lagu qabtay Hargeysa.

Munaasibaddan oo ku qabsoontay aqalka madaxtooyada, ayaa waxa ka qayb galay madaxweyne ku-xigeenka, ahna ku-simaha madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Xisbiyada siyaasadda iyo dadweyne kale.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye