Baydhaba: Eedeysanayaal Xukun Lagu Riday

Suuqa Baydhabo

Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Somalia ayaa maanta xukunno ku riday saddex eedeysane oo loo heystay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen wadaad caan ka ahaa Magaalada Baydhabo xili uu ku tukanaayey Salaad Taraawiixda masjid ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Wariyeheenna Mukhtaat Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Mukhtaar Maxamed Catoosh