Ajaaniib Lagu soo Qabtay Xeebta J/Hoose

Xeebta gobolka Jubbada Hoose ayaa laga soo qabtey ajaanib si sharcidaro ah uga kaluumeysaneysay badda oo haatan lagu hayo degmada Kismaayo.

Gudoomiyaha gobalka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo u waremey wariyaha VOA, Khadar Maxamud Xareed ayaa ugu horeyn sharxaya dadka la soo qabtey waxa ay yihiin.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Guddoomiyaha Jubbada Hoose