Muqdisho: Shir Dib-u-heshiisiineed oo la soo Gabagabeeyey

Muqdisho

Magaalada Muqdishana waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir Qaran oo maalmahan ka socday oo looga hadlayay sidii loo heli lahaa hanaan toosan oo lagu wajaho dib u heshiisiinta Somalia.

Wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste oo gebagabadii shirkaasi tagay ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Dib u heshiisiinta