Somaliland oo Xiriirka u Goysay Qatar

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xiriirkii u jartay dawladda Qatar, iyada oo sheegtay inay garab taagan tahay dalalka Sucuudiga, Isu-tagga Carabta, Masar iyo dalal kale oo iyaguna xiriirka u jaray dawladdaas.

Warbixintan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray Barkhad M. Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Somaliland iyo Xiisadda Gacanka