Dagaalyahan ka Tirsan Daacish oo Isku Dhiibay Puntland

Calanka Daacish

Ciidmada Puntland ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay mid ka mid ah Ururka Daacish ee ku sugan buuralayada Bari.

Taliyaha ururka 1-aad ee Guutada Horseed Axmed Maxamuud Yuusf ayaa sheegay in ninkan uu isaga qirtay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ninkan uu kasoo jeedo gobolka Baay.

Xuseen Barre ayuu taliyaha uga warrmay faahfaahinta arrintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Taliye Axmed Maxamuud