Isku-shaandheyn Lagu Sameeyey Wasiiraada Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo

Qaar ka mid ah xubnaha Xukuumadda Somaliland ayaa isku-shaandhayn lagu sameeyay, kadib warsaxaafadeed xalay fiidkii laga soo saaray aqalka madaxtooyada.

Masuuliyiinta qaarkood ayaa xilkii laga qaaday, qaar kalena iskubeddel ayaa lagu sameeyay, halka kuwo cusubna la magacaabay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta isku dhaandheynta Wasiirada Somaliland