Diyaarad Xamuul ah oo u rarnayd hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunadda ee WFP ayaa ku dhacday Garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaareey xarunta gobolkaas.
Afartii qof ee saareyd dayuuradda oo uu jiray Duuliyihii diyaaradda ayaa ka badbaaday shilkan.
Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa sida uu shilkan u dhacay ka wareystay Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee maamulka Jubbaland Maxamed Maxamuud Maxamed, oo uu kula xiriiray khadka taleefanka Garbahareey.
Wareysiga halkan hoose ka dhageyso:
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Garbahareey