Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka Hadlay Xaaladda Burco

Cisbitaalka Burco

Wasiirika Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa sheegay inay hoos u dhacayaan dadka uu soo ridanayey cudurka shuban-biyoodka ee faraha ba’an ku haya dadka ku nool magaalada Burco.

Wasiirka oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in muddo bil gudaheed ah ay xanuunkan u dhinteen 32 qof.

Weriyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa ka waraystay xaaladdii ugu dambaysay ee magaalada.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Caafimaadka Somaliland