Beyle: Dakhliga Gudaha Ayaa Nagu Filan

Cabdiraxmaan Beyle

Wasaaradda maaliyadda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in kharashaadka kasoo xarooda gudaha ay ku filan yihiin bixinta mushaharaadka iyo kharashka kale ee dawladda.

Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmana Ducaale Beyle oo maanta ku qabtay shir jaraa’id magaalada Muqdishu ayaa ka hadlay xaaladda dhaqaale dawladda iyo qodobo kale.

Warbixintan waxaa noo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xasan Kaafi